Madaxweyne Biixi oo xariga ka jaray mashaaciic laga hirgeliyey Burco (Sawirro)

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kormeeray dhismeyaal cusub oo laga hirgeliyey xarumo kala duwan oo ku yaalla magaalada Burco, isagoo kuwo cusubna xadhigga ka jaray. Madaxweynaha oo ku gudo jira maalintii shanaad ee safarka shaqo ee uu ku joogo qaar kamid ah gobollada dalka, ayaa ugu horrayn kormeeray xarunta dawladda hoose ee … Continue reading Madaxweyne Biixi oo xariga ka jaray mashaaciic laga hirgeliyey Burco (Sawirro)